Xafiiskii Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Wasaaradda Waxbarashada XFS oo si KMG ah loogu raray dugsigii hore ee Sheekh Xasan Barsane si aysan hakad u galin bixinta shahaadada dugsiga sare

Date:

Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS Mudane Faarax Sheekh C/qaadir, ayaa si rasmi u furay dib u bilaabista bixinta Shahaadada dugsiga Sare, ayada oo dalabka shahaadada ka bilaaban doono, xarunta dugsigii hore ee Sheekh Xasan Barsane.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...