Saraakiil ka socotay Wasaaradaha Gadiidka hirshabele iyo Jubaland oo booqosho ku tagay Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada (XFS)

Date:

Saraakiil ka socotay Wasaaradaha Gadiidka hirshabele iyo Jubaland oo booqosho ku tagay Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada (XFS)

Soo dhawayn kadib waxa ay kormeer ku tageen xarunta (PRA) Agasimaha waaxda Gaadiidka Rayidka Wasaarada (GDH) (XFS) Mawliid xuseen dool ayaa warbixin faahfaahsan ka siiyey habka ay u shaqayso xaruntu iyo qaybaheeda kala duwan Agasimayasha ayaa aad ugu bogaadiyey Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir-guddoomiyay Kulanka 28-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika

Washington, DC: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn...