[DAAWO] Kulan loogu duceynayay dadkii ku shahiiday Qaraxyadii argagixisadda ay ka geysteen Soobe oo lagu qabtay wadanka Sweden

Date:

Ra’iisal wasaarahii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed in ay  meel  iska dhigaan kala fikir duwanaanshiyaha xilli isaga iyo masuuliyiin kale ay dalka Sweden uga qeybgaleen Kulan loogu duceynayay dadkii ku shahiiday Qaraxyadii argagixisadda ay ka geysteen Soobe.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...