Guddoomiye Sheikh Aadan madoobe oo u hambalyeeyay guusha xulka Qaranka ee 17-Jiradda Soomaaliyeed ay ka gaareen ciyaartii ay galabta la dheeleen dhigooda Koonfurta Suudaan

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha xulka Qaranka ee 17-Jiradda Soomaaliyeed ay ka gaareen ciyaartii ay galabta la dheeleen dhigooda Koonfurta Suudaan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan xulka Qaranka Soomaaliyeed ee ku guulaystay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ku timaamay guusha ay gaareen mid ka farxisay dhammaan ummadda Soomaaliyeed,waxaana uu u rajeeyay in ay sidaan oo kale ugu soo guuleystaan tartamada kale ee ay ka qeyb geli doonaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...