Xulka qarankeena oo u gudbay Final-ka 17-jirada Koobka bariga iyo bartamaha Africa.

Date:

 

Ciyaar goor dhaw soo dhamaatay Xulka qarankeena Soomaaliya ee 17-jirada ayaa u gudbay Final-ka Koobka bariga iyo bartamaha Africa, Kadib markii ay Guul Muhiim ah ka gaareen Dhiggooda Dalka Uganda.

 

Ciyaartaan oo ah mid xiisa u leh dadka soomaaliyeedna Maadaama aay isha ku hayeen Guulaha iyo Tayada Xulka Qaranka Ee Da’doodu ka Hooseeso 17-ka

 

Ciyaarta ayaa 90kii Daqiiqo kusoo idlaatay Garba siman oo 1-1 ah Balse Waxaa laysla aaday Gool ku laad Taasi oo Xulka Qaranka ay Guul ka keeneen kadib markii 7-8 aay kaga Tilaabsadeen Dhighooda Uganda.

 

Xulka qaranka ayaa wacdaro sanadkaan ka dhigay Koobka bariga iyo bartamaha Africa ee U17-ka Kadib markii furitaankii Tartanka ay itoobiya kaga Tilaabsadeen 1-0.

Xulka Qaranka u 17
Xulka Qaranka u 17

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Awqaafta oo kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah...