Faah-faahino ka soo baxaya Qarax Sababay Dhimasho iyo dhawaac oo ka dhacay kaalin shidaal

Date:

Inta la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobalka Donegal ee dalka Ireland.dadka dhintay ayaa isugu jira dad waaweyn iyo carruur sida ay sheegeen booliska dalkaasi.

 

Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Creeslough shalay galinkii dambe.Sideed qof oo kale ayaana loo qaaday Cusbitaalka kuwaas oo la sheegay inay ku dhawaacmeen shilkan.Burbur xooggan ayaa sidoo kale soo gaaray dhismaha goobta uu qaraxu ka dhacay.Mas’uuliyiinta magaalada ayaa sheegay in ay dalka ka jirto baroor-diiq loo sameynayo dadka geeriyooday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...