Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya oo xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah (1-0) kaga adkaaday xulka Ethiopia ugu hambalyeeyay guushaas ay ka gareen

Date:

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah (1-0) kaga adkaaday xulka Ethiopia ugu hambalyeeyay guushaas ay ka gareen xulka Ethiopia oo marti gelinaya ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika.

Wasiirka oo khadka Telefoonka kula hadlay xulka, maamulka iyo macalimiinta ayaa ku amaanay guusha ay usoo hooyeen Shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...