Wasiirka Wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daaโuud Aweys Jaaamac oo ka hadlay Munaasabada maalinta dalxiiiska aduunka oo Wasaaradda xuseyso maanta ayaa yiri.
โSoomaaliya waa dal u diyaarsan dalxiiska waxa ayna leedahay goobo qurux badan oo isugu jira bad iyo birri labadaba wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiskana waxa ay ka shaqeyneysa in dalka ay yimaadaan dalxiisayaal caalami ahโ
โDalkeena waxa uu baahan yahay in la dhiso goobaha indhaha u ah dalkeena waana in anagu aan bilownaa dalxiiska soona bandhigno quruxda dalkeenaโ

