Wasiirka Maaliyadda XFS oo Booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. (Sawiro).

Date:

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhiga XFS halkaasi oo uu kusoo dhaweeysy wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur, wasiiru-dowlaha iyo wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga XFS.

Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa Kormeer ku sameeyay qeybaha ay ka kooban tahay wasaaradda Gaashaandhiga XFS iyo xafiisyada shaqada , waxaana kulan gaar ah ay yeesheen wasiirada booqashada kadib ay ka wada hadleen doorka wasaaradda Maaliyadda ay ka qaadan karto qorshaha horu-tabinta u leh wasaaradda.

Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahadceliyay wasiirka Maaliyadda DR Cilmi Maxamed Nuur booqashada uu ugu yimid.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay 25 ka tirsan Khawaarijta, iyo afar horjooge oo isku soo dhiibay CXDS

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa...

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...