Ciidanka Gor Gor oo Howlgal Culus Ka Fuliyay Buuralayda Hiiraan (SAWIRO).

Date:

Ciidanka kumaandooska gor Gor ee Xoogga Dalka oo kaashanayo ciidanka dib u xoreynta deegaanka ayaa howgal qorsheysan ka fuliyey dhulka buuraleeyda gobolka hiiraan.

Howlgalka ayaa si gaar ah waxa uu uga dhacay buurta dacaarow oo saldhig weyn ay ku lahayeen Maleeshiyada Al-shabaab.

Ciidanka kumaandooska gor gor ayaa howlgalka ku dilay ku dhawaad lix Maleyshiyaad ah oo ka tirsan nabadiidka Al-shabaab .

Ciidanka ayaa Nabadiidka kasoo furtay Afar Baqoloo neef oo Ari ah oo Afduub ahaan ay u heesteen Cadowga Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...