Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta marti galiyay Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaarada Caafimaadka iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada

Date:

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta marti galiyay Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaarada Caafimaadka iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada ee xubnaha ka ah Dowlada Federalka Soomaaliya kaas oo socon doono mudo 3-cisha.

Shirkan oo muhiimad gaar ah u leh horumarinta adeegyada Caafimaadka ayaa sanadihii lasoo dhaafay lagu qabtay xarumaha dowlad goboleedyada Dalka, waxaana madasha uu shirkan ka dhacay kasoo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka XFS, Wasiirada dowlad goboleedyada xubnaha ka ah DFS iyo Agaasimaha Caafimaadka maamulka gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda...

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen....

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah...