Wasiirka Maaliyadda XFS iyo kuwa dowladd goboledyada oo kulan yeeshay.

Date:

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dadka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shirkaan waxaa ka qeyb galayaa wasaaradda Maaliyadda iyo mas’uuliyiinta hayaa!y’adaga Maaliyadda dalka
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa yirri ” Waxaa maanta innoo furmay shirka guud ee Maaliyadda dalka oo u dhexeeya wasiirada maaliyadda dowlad-goboleed yada iyo Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federal ka ah ee Soomaaliya.”
Wasiir Cilmi ayaa sheegay in shirkani ay ugu hadlayaan iskaashiga dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada iyo horumarinta maaliyadda dalka”Shirkaan ayaan uga wada hadlaynaa dar-dargalinta horumarinta maaliyadda dalka iyo iskaashiga joogtada ah ee Dowladda Federalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah”
Shirkaan oo maalmo soconaya ayaa ujeedkiisu waxaa uu yahay xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga labada heer ee Dowladda si loo joogteeyo guulaha dib u habeynta iyo horumarinta Maaliyadda dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...