Wasaarada waxbarashada Galmudug oo xaruun waxbarasho ka hirgalinaysa Deegaanka Dowgaab.

Date:

Wasaarada waxbarashada Galmudug oo xaruun waxbarasho ka hirgalinaysa Deegaanka Dowgaab

Dugsigaan hoose dhexe ee laga dhagaxdhigay Magaalada Dowgaab ee koonfurta Gobolka mudug ayaa ahaa mid ay baahi weyn u qabeen Bulshada Dowgaab iyo tuulooyinka hoos yimaada

Guddoomiyaha Gobolka mudug, xildhibaano iyo Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada galmudug ayaa wadajir u dhagaxdhigay dugsigaan hoose dhexe waxayna kula dardaarmeen inay ka faaidaystaan,,,cod

Bulshada deegaanka Dowgaab ayaa baahi weyn u qabay helitaanka Xaruun waxbarasho

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada KGS

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto...

Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha XFS oo Kulan wada jir ah ka Yeeshay Xoojinta Arrimaha Shaqooyinka Qaranka

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya, Mudane...