Ciidamada Amniga deegaanka Buursaalax ee Puntland oo gacanta ku dhigay ninkii ugu saareeyey kooxaha deeganada maamulkaas galiya waxyabaha maanka dooriya

Date:

Taliska ciidanka Booliska Degaanka Bursaalax ee Gobolka Mudug dhanka maamulka Puntland  ayaa ka warbxiyey hawl-galo ay ku soo qabteen maandooriyaha khamriga iyo kooxihii watay.

Ciidamada Booliska Puntland Ayaa howlgalkaan ku qabtay laba ruux uu mid kamid ah uu yahay ninkii ugu sareeyey kooxaha Puntland soo galiya wax-yaabaha maanka dooriya,qamri iyo garigii ay ku wateen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...