[DAAWO]Madaxweyne Ku xigeenka Jubbaland oo soodhaweeyey Golaha Cusub ee Wasiirada XFS

Date:

MUQDISHO-8-8-2022-:Madaxweyne kuxigeenka Dowladd Goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo wareeysi siiyay Radio Muqdisho ayaa soo dhoweeyay golaha wasiiradda cusub ee dhawaan uu magacabay Ra’iisulwasare Hamse Abdi Bare shalayna ay ansixiyeen Golaha Shacabka BFS.

Dhanka kale waxa uu ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka Jubbland in uu socdo wada hadalo u dhaxeeya siyaasiyiinta kasoo Jeeda gobolka Gedo.

Wareysiga oo dhameestiran Daawo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...