Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

Date:

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay manta yesheeyn ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim luqmaan Xaaji Maxamed, iyada oo Xildhibaannada cod gacan taag ah ay ku ansxiyeen Golaha Wasiirada.

 

.Guddoomiyaha oo soo xiray kulanka ayaa sheegay indhamaan  xildhibaannada ay cod wada ogol ah ay ugu codeeyeen xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...