Kulan looga hadlay sidii loo sii xoojin lahaa nabada galkacyo oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin katirsan galmudug iyo puntland oo ka dhacay Galkacyo

Date:

Masuuliyiinta maamulada Degmada Gaalkacyo ayaa maanta ka qeyb galay madasha wadahadalka Bulshada taas oo looga dooday sidii ay ku timid nabadda iyo xasiloonida ka jirta Gaalkacyo sanadihii u danbeeyay iyo sida loo sii xoojin karo Nabadda.

Kulanka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudiug Cabdiraxmaan sheekh xasan iyo gudoomiye ku xigeenka dagmada Galkacyo ee dhanka puntland shaafici cabdullaahi iyaga oo ka shaakeeyey Nabada iyo Hormarka Galkacyo.

Qaar ka mida xubnihii ka socday bulshada qeybahooda kala gadisan ayaa iyaguna dhankooda xusay in nabadda iyo xasiloonida ka jirta Galkacyo ay ku timid wada shaqeynta bulshada iyo maamulka iyagoona halkasi su,aalo ku weydiiyay masuuliyiinti labada Maamul.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...