Laamaha Amniga Muqdisho oo degmada kaaran ku qabtay dad lagu eedeeyey inay dhac geysanayeen

Date:

Muqdisho-31-7-2022-:Maamulka Degmada Kaaraan  oo gacan ka helaya Talisyada Ciidamada Booliska iyo Nabadasugida Gobolka Banaadir Ayaa xalay Howlgal balaaran oo amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyey  Guud ahaan Degmada Kaaraan waxaana Howlgalka lagu soo qabtay Qamri calaq xashiish oo lagu iibinaaye Degmada kaaraan.

 

Ciidamada Amniga ayaa intii uu howlgalkaan socday gacanta ku dhigay sidoo kale  dad lagu eedeeyey inay dhac ka geysanayeen degmada Kaaraan iyo hubkii ay wateen kadib howlgal ay sameeyeen ciidanka.

Taliyaha qeybta Bari ee Booliska Somalia  iyo Guddoomiyaha degmada kaaraan abshir kaaraan ayaa kawarbixiyey howlgaladaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...