Galmudug iyo Dowladd deegaanka Soomaali Galbeed oo iska kaashanaya dagaalka Al-Shabaab

Date:

Muqdisho-30-7-2022:-Kulan u dhaxeyay Maamulka Galmudug iyo dowladd degeenka Soomali Galbeed ayaa manta ka qabsomay Duleedka deeganka Kaxan dhaale .

Kulankaan waxaa diirada lagu saaray sida la isaga kaashan lahaa amniga labada dowlad Gobaleed.

shirka ayaa waxaa qodabadii looga hadlay ka mid ahaa .

1. In la iska kaashado ilaalinta amniga .

2. In loo wada istaago sidi la isaga kaashan lahaa la dagaalanka argagixisada Al shabab.

 

3. In la xaliyo khilaafadka ka dhax jira qabaailka dega deeganada xuduuda labada dowlad gobaleed.

4. Iyo adkeynta xiriirka labada dowlad gobaleed

Qodobada kasoo baxay shirka maanta ayaa ah kuwo hordhac ah dadaalada la xariira xoojinta Amniga la dagaalanka Argagixisada iyo Nabad kuwada noolashaha bulshada ku nool xadka kala qeybiya Galmudug iyo dowlad deegaanka soomaalida itoobiya.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...