Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabatay.

Date:

MUQDISHO-24-7-2022-:Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sadia Yasin Samatar ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabatay.

Guddoomiyaha iyo Wafdigeeda Waxaa Goroonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku Soo dhaweeyay Xildhibaano Katirsan Golaha Shacabka BJFS.

Guddoomiyaha oo hadal kooban jeedisay ayaa   UMahad Celisay Xildhibaanada Soodhaweeyay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo...