Muqdisho-19-7-2022:Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Maamul goboleedka Galmudug ayaa Maanta gaaray Magaalada galinsoor ee gobalka galguduud.
Ujeedka Wafdigaan Ee gaaray Magaalada Galinsoor ayaa ah qeymaynta Horumarka iyo kobaca Galiinsoor si loo marsiiyo Hanaanka Degaamaynta tasoo bilihii dambe Galmudug Xoogga saareysay Degmooyin cusub oo kusoo biiraya Goboladda Galmudug.
Wafdiga wasiirka waxaa halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Gobolka mudug iyo xubno kale oo Galmudug ka tirsan iyo bulshada Qeybaheeda kala duwan.
DAAWO MUQAALO IYO SAWIRO SOODHAWEYNTA WASIIRKA.