Madaxweynaha JFS Hassan Sheikh Maxamuud oo maanta muqdisho dib ugu soo laabanaya kadib Booqasho uu ku tagay Magaalada Asmara

Date:

Muqdisho-12,7,2022:Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan  Sheekh Maxamuud ayaa soo gabangabeeyay booqasho rasmi ah oo mudo afar maalmood qaadatay oo uu ku joogay dalka Eritrea.

 

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa saacadaha soo socda muqdisho dib ugu soo laabanaya .

 

Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa gaaray heshiis is afgarad oo ku qotomay xiriirka labada dal, iskaashiga, Nabadda iyo Xasiloonida Gobolka, is dhex galka dhaqaale ee Geeska Afrika, sida lagu shaaciyay bogga Wasaaradda Warfaafinta Eritrea,

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...