Wasaaradda arrimaha guddaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo dhuusamareeb tababar uga furtay madaxda iyo shaqaalaha xafiisyada dowladaha hoose ee Caasimada Galmudug

Date:

Muqdisho,05,7,2022: Wasaaradda arrimaha guddaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta Xafiisyada dowladaha hoose uga furtay  Magaalada Dhuusamareeb qaar ka mid ah madaxda iyo shaqaalaha xafiisyada dowladaha hoose ee Caasimada Galmudug.

 

 

Agaasinka Tababarkan oo qayb ka ah mashruuca hormarineed JPLG ayaa socon doona muddo Afar maalmood ah, iyadoo ka faa’iideystayaasha ka socda Xafiisyada dowladda hoose ee Dhuusamareeb la bari doono hababka maamulka iyo maareynta Xafiisyada.

 

Tababarkan ayaa socon doona muddo afar Maalmood ah, waxa uuna qayb ka yahay dadaalo wasaraddu ugu jirto aqoon kordhinta shaqaalaha ka shaqeeya xafiisyada dowladaha hoose ee degmooyinka Galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...