(SAWIRRO) Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Ankara

Date:

Muqdisho:04,7,2022;Madaxwaynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee Ankara.

 

Madaxwaynaha ayaa diblomaasiyiinta iyo hawlwadeennada kale ee safaaradda la yeeshay kulan is xogwaraysi ah.

 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jama A. Mohamed (Caydiid) ayaa Madaxweynaha uga warramay adeegyada safaaraddu bulshada Soomaaliyeed ee Turkiye deggan u qabato.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...