Waxaa caawa Hargaysa ku geeriyootay Khadra Daahir Cige oo kamid aheyd faanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda loogu jecelyahay

Date:

Muqdisho, 2,7,2022:Waxaa goordhaw magaalada Hargeysa ku geeriyootay Khadra Daahir Cige oo kamid aheyd faanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda loogu jecelyahay.

Khadra ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsaneysay Isbitaal ku yaalo Hargeysa sida ay sheegeen xubno kamid ah qoyskeeda. Sanadkii 1957 ayey ku dhalatay Hrageysa waxayna heestii ugu horreysay qaaday 1974-tii.

Fanaanada waxa ay ku dhalatay  sida ay shegaan dadka yaqaana Hargeysa sanadkii 1959 , isla Hargeysa ayey fanka kaga biirtay sanadkii 1974 oo ay ahayd 15 jir  sida ay ku sheegtay wareysiyo bixisay.
Waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta loogu jecelyey hobolada Soomaaliyeed , iyada oo lagu xusuusan  doono heesaha jacaylka oo ay caan ku ahayd.

 

Alle ha u naxariisto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....