[DHAGEYSO]Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Burco

Date:

MUQDISHO,7-2-2022,Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobolka Toogdheer .Inta la xaqiijiyey shilkaan waxaa ku geeriyooday Hal Qof halka dhaawaca uu gaarayo ilaa shan qof oo kale.

Shilkaan ayaa ka danbeeyey kadib markii ay isku dhaceen Gaari nuuca Raaxada ah iyo Mooto Bajaaj.

Agaasimaha guud ee isbitaalka Burco Dr Mohamed Abdi Faarax iyo iskuduwaha wasaarada cafimaadka Somaliland ee Magaaladaas Dr Mohamed Yuusuf Jaamaac ayaa kawarbixiyey shilkaan.

Ayaamihii danbe waxaa soo kordhayey Shilalka ka dhaca deegaanada maamulka Somaliland kuwaas oo waxyeeloย  badan Geysta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...