Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka oo maanta xilkii ku wareejiyey Ra’isulwaraha cusub ee dalka mudane Hamse Abdi Barre

Date:

Muqdisho-Juun -27-6-2022:Ra’iisulwasaarihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyey Ra’iisulwasaaraha cusub ee XFS Hamse Cabdi Barre, Waxaana laga sugayaa inuu soo dhiso Xukuumad cusub.

 

Munaasabada xilwareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS Sheikh Aadan madoobe iyo masuuliyin kale oo katirsan dowladda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...