SAWIRRO-Wariyaashii shalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay Hiiraan oo muqdisho la keenay

Date:

Muqdisho-juun-28-6-2022-:Iyada oo la Fulinaayo Amarkii Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe waxaa Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qaraxii miino oo lala eegtay kolonyo ay la socdeen oo marayey deegaano u dhaxeeyo Magaaloyinka Baladweyne iyo Matabaan.

Xaalada wariyaasha oo hada ah mid ka wanaagsan sidii hore ayaa la Dhigay mid ka mid ah isbitaalada ku yaala Muqdisho.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa hore ugu balanqaaday wariyaasha in ay heli doonaan baxnaano caafimaad oo aad u Wanaagsan kaas oo maanta u bilowday Fulintiisa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...