Hirgalinta xarumo looga talagalay horumarinta waxbarashada culuumta diinta islaamka oo Gaalkacyo ka socanaya

Date:

Muqdisho-Juun-28-6-2022-:Xaruntaan oo qeyb ka Ah xarumaha loogu talagalay sare u qaadista Barashada culuumta diinta islaamka isla markaana dhismaheeda ay si isxilqaan ah uga qeyb qaadanayaan qaar ka mida culumada magaalada Gaalkacyo iyo ardayda dugsiyada qur’aanka oo iyagu baahi weyn u qaba helitaanka xarumo ay kaga faa’iideeysataan waxbarashadooda diiniga ah ayaa hataan dhismahooda ka socanayaa xaafada Howlwadaag ee Magaalada Gaalkacyo.

Qaar ka mida culimada howlwadeenka ka ah dhismaha xaruntaan loogu tala galay barasnada culuumta diinta islaamka oo la hadlay warbaahinta qaranka xilli ay ku booqatay halka uu ka socda dhismihiisa ayaa sheegay in haatan ay meel fiican mareyso dhismaha masjiidul baari iyo qeybaha waxbarashada loo diyaarinayo iyagoona codsaday in cid kasta oo alle dartiis wax u sadaqeysaneysa in ay ka qeyb qaataan dhameystirkiisa iyagoo dhanka kalana u mahad celiyay intii halkaan soo gaarsiisay

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar Casho Sharaf ugu Sameeyay Saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe),...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...