Madaxweyne Ahmed madoobe oo la kulmay ururka haweenka ee Degmada Dhoobley

Date:

Muqdisho-Juun-27-6-2022-:Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta la kulmay ururka haweenka ee Degmada Dhoobley.

Haweenka Degmada Dhoobley oo dadaalo badan ku bixiya dib usoo celinta bilicda magaalada laf-dhabarna u ah bulshada ayaa Madaxweynaha Jubaland waxa ay oga warbixiyeen howlaha ay ka qabtaan Degmada, baahiyadkooda iyo hormarada ay hiigsanayaan xiligan.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeeyntii u mahadceliyey ururka haweenka Degmada Dhoobley dadaalada ay ku bixiyeen hormarka deegaanka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulanka hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Kmg ah ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Guddiga Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo booqday maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Liibiya

Wafti ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka...