SAWIRRO:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud oo gaaray Magaalada Galiinsoor

Date:

MUQDISHO-14-6-2022-:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud ayaa  gaaray Magaalada Galiinsoor ee Gobolka Galguduud waxayna kormeereen Xaruumaha Bulshada loogu Adeego.

Wafdigaan uu hugaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Galguduud ayaa soo gaaray Magaalada Galiinsoor ee Gobolka Galguduud waxaana kusoo dhaweeyay Maamulka iyo qeybaha Bulshada ku nool Galiinsoor.

 

Guddoomiyaha Galiinsoor Xirsi Muuse iyo qaar ka tirsan Odayaasha dhaqanka ayaa ka mahad celiyay safarka Guddoomiyaha cusub ee gobolka galgaduud ku tagay degmadaas.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...