Midawga Yurub oo diiddan in Britian ay dib u eegto heshiiska Woqooyiga Ireland

Date:

Muqdisho-juun-14-6-2022:LONDON – Dawladda Britain ayaa daabacday qorshe ay ku joojineyso qaybo ka mid ah heshiiskii Woqooyiga Ireland ee ay dawladda Britain iyo Midowga Yurub la galeen sannadkii 2020-kii.

 

Dawladda Britian waxay dooneysaa in ay wax ka bedesho hab-maamuska Woqooyiga Ireland si loo fududeeyo Badeecadaha Britain uga dhoofa Gobolkaasi.

 

Midowga Yurub ayaa diiddan qorshahan iyaga oo sheegay in wax ka beddelka heshiiskaasi uu ka hor imanayo qaanuunka caalamiga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu...

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo booqday Xarunta Qaran ee TUBSAN

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe,...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle iyo mas’uuliyiin kale oo u baxay joojinta colaadda ka taagan magaalada Jalalaqsi

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Senator Fartuun...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...