Madaxweynaha Jubbland oo xalay la kulmay Guddomiyaha Aqalka Sare BFS.

Date:

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalay  hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi xaashi Cabdullahi.

 

 

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha oo qaatay kulan saacado badan qaatay ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka.

 

 

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Sanataro katirsan Baarlamaanka JFS iyo masuuliyin kale oo katirsan Maamulka Jubbaland.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...