Kusimaha Taliyaha qeybta 21-aad, ahna Taliye kuxigeenka Qeybta oo maanta kormeer ugu tagay qaar kamid ah Ciidamada qeybta 21-aad ee u diyaar garoobaya soo dhaweynta Madaxwayne Hassan sheikh Maxamuud.

Date:

Kusimaha Taliyaha qeybta 21-aad, ahna Taliye kuxigeenka Qeybta Col. Maxamed Daahir Sahal ayaa maanta kormeer ugu tagey qaar kamid ah Ciidamada qaybta 21-aad ee u diyaar garoobaya soo dhaweynta Madaxwaynaha JFS Mudane Xassan Sheikh Maxamuud oo maalinta berito ah ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb sida wararka sheegayaan.

 

Kormeerkan ayay taliyaha ku wehliyeen Saraakiil uu kamid yahay Taliyaha guutada 15-aad Col. Bashiir Ciise iyo Saraakiil sare oo qaybta 21-aad katirsan.

Wafdi Hordhac ah Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

i

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo kulan muhiim ah ka qeyb galay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...