Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Ibrahim Adan Ali Najah ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka Cusub ee deegaan Xebeedka Jasiira .
Guddomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Cismaan Maxamed Nuur u magacaabay Guddoomiyaha Deegaanka Jasiira.
Halka Guddoomiye ku xigeenada maaliyadda iyo Amniga iyo Siyaasadda uu u kala Magacaabay Xuseen Jilacow Maxamuud iyo Maxamed Shugaale Maxamed.
Warqada Magacaabista halkaan ka Akhriso.