DAAWO:Ciidamada Xoogga dalka oo Maleshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab ku laayey gobolka Hiiraan.

Date:

MUQDISHO-1-6-2022-Ciidanka xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay Maanta  maleeshiyaadka kooxda Argagaxisada ah ee Al shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan si gaar ah deegaanka Booco ee Gobolkaas.

In kabadan 20katirsan Argagixisada Al-shabaab ayaa dagaalkaan looga dilay maleeshiyaadkaas iyadoo dad shacab ah oo ugu afduubnaa xabsiyada goobihii la weeraray ciidamada ay sii daayeen.

 

Halkaan ka daawo warkaan oo dhamestiran.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...