SAWIRRO:Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud oo gaaray Maanta Magaalada Dhuusamareeb.

Date:

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowladd goboleedka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo ay qayb ka ahayeen Xildhibaano Fadaraal ah,Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Somaliya ayaa maanta Gaaray  Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

 

 

Wafdigaan ayaa hordhac u ahaa boqashada Madaxweynaha JFS mudane Hasan Sheikh Ahmed uu ku imanayo Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.

 

 

Wafdigaan waxaa Magalada Dhusamareeb ku so dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Maamulka  Galmudug Xildhibano,Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, Duqa Caasimada Dhuusamareb iyo qeybaha bulshada Caasimada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...