Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Date:

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

 

Deegaankaasi waxaa Fadhiisin kuleh Ciidanka Ururka 45aad guutada 8aad Qeybta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

 

 

Gen Odowa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka halkaasi ku sugan ku dhiirageliyey Shaqada adag ay qaranka u hayaan, Wuxuuna ku booriyey in ah sii laba jibaaran Howlgalada Ka dhanka ah kooxda Nabdiidka Alshabab Dalka looga sifeyneyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...