DAAWO:Dowladda Soomaliya oo doomaha iyo maraakiibta yaryarka ah uga digtay inaysan tagin meelaha fog fog ee gudaha badda .

Date:

MUQDISHO-1-6-2022-Agaasimaha guud ee wasaaradda dekedaha iyo gadiidka badda XFS Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) “oo warbaahinta la  hadlay  ayaa sheegay in maanta uu bilaawday xillaga bad-xeranka, waxaana uu u digey doomaha iyo maraakiibta yaryarka ah inaysan tagin meelaha fog fog ee gudaha badda “
HALKAAN KA DAAWO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...