SAWIRRO:Imtixaaankii dugsiyada dhaxe ee Galmudug Ee Gobolka Mudug oo maanta lasoo gaba-gabeeyay.

Date:

 Muqdisho-31-5-2022 – Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Maamulka Galmudug oo ay wehliyeen Agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale ayaa maanta soo xiray imtixaanaadkii dugsiyada dhaxe ee Galmudug ee ka bilowday deegaanada galmudug Sabtidii tudabaadkan.

Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Munaasabadaan Gudoomiye ku xigeenka Magaalada Galkacyo ee dhanka galmudug iyo masuliyiin kale.

Wariyaha warbaahinta qaranka Dhanka gobolka Mudug Abdirisaaq maxamed Ahmed ayaa faah-faahinaya warkaan.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...