DHAGEYSO:Masuuliyiin katirsan Galmudug oo maanta kormeer ku tagay deegaan hoostaga Gaalkacyo oo ceelbiyood bulshada baahi u qabeen laga qodayo.

Date:

Masuuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka galmudug ayaa gaaray deegaanka jeexdin oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug  halkaas oo uu ka socdo qodista ceelbiyood riig ah kaas oo bulshada xoola dhaqatadaa ay baahi weyn u qabeen.

Warkaan oo dhameestiran Halkaan ka Dhageyso:

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjoogihii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobolka Banaadir

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, February 05, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo...

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka 

Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer...