SAWIRRO:Gudoomiyaha Maxkamada sare oo maanta kulan la yeeshay hawl wadeenada Maxkamaddaha racfaanka Iyo gobolka Banaadir.

Date:

Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir  cabdi khadar maxamed xasan gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka maxamed axmed cismaan ayaa maanta kulan  la yeeshay dhamaam Garsoorayaasha kaaliyaasha Iyo hawl wadeenada kale ee Maxkamaddaha labada darajo ee racfaanka Iyo gobolka.

Gudoomiyaha Maxkamada sare  ayaa xubnaha uu la kulmay kala hadlay  sidii loo dardar galin lahaa hawlaha garsoorka dalka Iyo shaqooyinka ay gacanta ku hayaan,
Iyada oo ay maanta ku beegantahey markii la dhaariyey Garsoorayasha Cusub Ee labada darajo ee racfaanka Iyo gobolka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...