Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka oo maanta Kormeeray dhismaha cusub ee Xarunta Qaran ee Gurmadka Deg Dega.

Date:

Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka XFJS Hon Khadija Mohamed Diriye oo ay wehlinayaan Agaasimaha Guud Axmed Abukar Axmed, Agaasimaha Gargaarka, iyo lataliyaha Xiriirada Guud ee Wasaaradda Gargaarka ayaa maanta Kormeeray dhismaha cusub ee Xarunta Qaran ee Gurmadka Deg Dega ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo markii ugu horeysay dalka laga hirgelinayo.

Xarumaha Wasaaradda Gargaarka iyo MM XJFS iyo Xarunta Qaran ee Gurmadka Deg dega ayaa si dar-dar ah u socda dhismahooda.

Dhismaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Deg-dega ee Wasaaradda Gargaarka iyo MM ayaa la soo gabogabeyn doonnaa dhamaadka sanadkan wixii xilligaas ka dambeeyo waxaan rajeyneynaa in shacabka loogu adeego

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabadda calan-saarka 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...