Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiintii ay hoggaaminaysay madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay.

Date:

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiintii ay hoggaaminaysay Dr. Catherine Sozi, madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay oo ay weheliyaan safiiradda 5 waddan iyo hay’adaha deeq-bixiyayaasha.

 

Madaxweynaha ayaa masuuliyiinta usoo bandhigay qorshayaasha xukuumadda ee ku wajahan dhinaca wax-soo-saarka beeraha iyo xaaladda barakacayaasha oo ay sheegeen masuuliyiintu in ay xukuumadda ku taageeri doonaan dadaalka ay waddo..

 

Kulankaan ayaa kusoo aaday iyadoo shalay madaxweynaha gobolka soomaalida itoobiya oo kulan looga hadlayey wax ka qabashada barakacayaasha ku sugan deegaanada ismaamulkaas la qaatay,Safiirka dowladda germany  ee itoobiya iyo wakiilka hay’adda UNHCR .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...