Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mahaad Mohamed Ciise ayaa maanta shir guddoomiyey shir ay iskugu yimadeen dhamaan shaqaalaha wasaaradda Arrimaha Gudaha kaasi oo loogu hadlaayey dardargelinta howlaha hortabinta leh ee horyaala.
Wasiir kuxigeenka waxaa uu sheegay in muhiim ay tahay in lasii labo jibaaro howlaha dowlada si bulshada ay u helaan adeegyo ku filan gobol degmo iyo heer deeegaan ayuu yiri” wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.