Dowladda federaalka itoobiya oo xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.

Date:

Dowladda federalka  Ethiopia ayaa todobaadkii hore xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.

 

Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa jimcihii shalay maxkamad la hor-keenay kadib markii todobaadkii hore loo xiray arrimaha siyaasadeed.

 

Jeneraal Tefera wuxu soo noqday taliyaha ciidanka Amxaarada tan iyo bishii February ee sannadkan markaas oo xilka laga xayuubiyay.

 

Tefera Mamo ayaa wareysi uu Axaddii hore bixiyay wuxu ku dhaliilay istiraatiijiyadda dagaal ee Abiy Ahmed ku wajahayo xoogagga Tigray ee TPLF.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...