SAWIRRO:Madaxweynaha Jubbaland oo maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Date:

Madaxweynaha Maàmulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib Markii uu Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka kaga soo qeybgalay doorashada Madaxweynaha JFS.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, xubno katirsan golaha wasiirada iyo aqalka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale