Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo gudoomiyey shir looga Hadlayey arimaha Abaaraha.

Date:

Madaxweynaha JFS Mudane Hassan sheikh  Maxamuud ayaa maanta gudoomiyey shir deg deg Ah oo looga hadlayey xaalada abaaraha dalka ka Jira.

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Masuuliyin kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...