Qoorqoor oo digniin u diray maleeshiyaadka Ahlusunna

Date:

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali doonin in gorgortan siyaasadeed lala galo.

Waxaa uu ugu baaqay culimada Ahlusunna ee hadda ku sugan deegaanka Bohol in ay hubka dhiggaan oo ay dhinac ka raacaan dadkooda.

“cidna kama ogolaaneyno in ay hub sharci daro ah ay ku heysato tuulo ka mid ah Galmudug, iskaba daaye in ay degmo soo weerarto.”

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale tilaabadii Military ee la qaaday ku tilmaamey mid deegaanka oo dhan looga badbaadiyay iskuday jabhado hubeysan ku doonayeen in ay xukunka ku qabsadaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...