Waa markii ugu horeesay oo ay bulshada rayidka ah ee ku nool Puntland helaan matalaad

Date:

Xildhibaan Muxsin Cabdulaahi Xaaji Cabdi oo kamid ah barakacayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ayaa  kamid noqday golaha degaanka cusub ee degmada Qardho ee ay bulshada qardho ku soo doorteen codkooda.

Muxsin ayaa ka tartamayay urur siyaasadeedka KAAH oo ah urur ay u badan yihiin golayaasha Dowladda iyo siyaasiyiin kala duwan guddoomiyana uu ka yahay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulhi Dani .

Waxay noqonaysaa markii ugu horaysay ee ay bulshada rayidka ah ee ku nool Puntland helaan matalaad soona galaan xildhibaaanada Golaha deegaanka iyagoo qayb ka ahaa bulshadi codkooda dhiibanayay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo soo Dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulanka kooxda farsamada ee xargaha Badda hoosteeda mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray bandhigyada ay Hobollada Waabari u diyaarinayaan maalmaha Xorriyadda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax...

Guddoonka Labada Aqal ee BFS oo kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...